Columbus News: Adeegyada Ilkaha ee imanaya Dugsiga Columbus

Adeegyada Ilkaha waxa ay imaanayaan Dugsiga Hoose ee Columbus!

Barnaamijka ilkuhu waxa uu booqan doonaa dugsiga wakhti xaddidan oo ku salaysan diiwaangelinta ardayda Guga. Fadlan hubi inaad isla markaaba buuxiso foomka diiwaangelinta ardayda si ardaygaaga loo arko.

Waxaad iskaan kartaa lambarka QR, buuxi foomka diiwaangelinta warqadda guriga loogu soo diray ardaygaaga ama booqo: https://mosaichealth.org/community-dentistry-online-registration si aad u saxiixdo ardaygaaga.

 

Fadlan halkan guji si aad u aragto warqada PDF