Ardayga Bisha Abriil 2025

Fadlan halkan guji si aad u daawato muuqaalka!

 

Ardaygayaga bisha Abriil, waxaanu aqoonsanay arday muujiyay sifada daacadnimada. Waxaan sidoo kale siinay aqoonsi dhammaan ardaydayada Ururka Maamuuska ah. Hambalyo dhammaan Ardayda!