Xildhibaan Marianne Buttenschon waxay wax u akhridaa ardayda Columbus

Xildhibaan Marianne Buttenschon waxay wax u akhridaa ardayda Columbus ee fasalka Mr. Pagliaro. Waxayna ardayda kala hadashay muhiimada beeralayda iyo habka loo goosto sharoobada Maple.