Boodhadhka STEM Ardayga

Ardayda Dugsiga Hoose ee Columbus waxay la shaqeeyeen macalimiin, qoysas, iyo asxaabtooda si ay u dhamaystiraan hawl maalmeedka STEM ee xirmooyinka STEM ka dibna waxay sameeyeen boodh shakhsi ah. Ardaydu waxay la wadaageen boodhadhkooda iyo fikradahooda facooda iyagoo dhamaantood ka wada shaqaynaya inay sahamiyaan aduunka STEM ee bulshadeena.