Dugsiga Albany wuxuu iibinayaa dharka dugsiga!

Dugsiga Albany wuxuu iibinayaa dharka dugsiga! Waxaad riixi kartaa xiriirka hoose si aad u aragto dharka. Foomamka dalbashada waxay aadayaan guriga usbuuca soo socda.  

Foomka Dalabka Dharka

Waxaad sidoo kale ka dalban kartaa onlaynka dukaanka daabacaadda Max ee www.uticajrraiders.com . Fadlan hubi inaad doorato Dugsiga Albany.