Fadlan halkan guji si aad u daawato muuqaalka!
Ardaydu waxay u dabaal dageen rubuci 2 guulood iyagoo kulan la qaatay dhamaan dugsiga iyo qoysaska! Ardaydu waxay ku heleen abaal-marinaha: tignoolajiyada, akhriska aadka loo wanaajiyay, xisaabta ugu wanagsan, imaanshaha, muwaadinimada, iyo tacliinta sare. Hambalyo dhammaan ardaydeena!