UPD Wacyigelinta Bulshada

2 Sarkaal oo UPD ah ayaa u yimid oo u akhriyey buug ardaydeena. Ka dib waxay kala hadleen carruurta shaqadooda, sidii ay ammaan ugu ahaan lahaayeen, waxayna uga jawaabeen su'aalo kasta oo ay ardaydu qabaan.